Logo

Baro Suuqa Forex Adigo Nala Trade Garaynaya!

Barashada suuqan ma ahan kaliya muuqaalo la daawo, suuqan ka shaqaysigiisu waa xirfad, si xirfadaas aad u yeelatana waxaad u baahan tahay HAGID BUUXDA. .

Maxaan kaga duwanay academyada kale?

Live Trading

Wax kasta oo aan ku baraynaa waa banyaal, Waa sababta aan Live Trading ardayda ula samayno.

Complete Mentorship

Kaliya ma bixino course ee waa Mentorship dhamaystiran ardaygana siinaya wax kasta oo uu u baahan yahay.

Track Record

2024 Waxa si live ah noo suurtogashay 66+ R, 2025 kabadan ayaan hiigsanaynaa.

Guarantee

Cidna ma rabno in aan ka tagno. ilaa hada waxa ka aflaxay machadka P4P Trading Floor 950+ arday.

Testimonials

testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image
testimonials-image

Certificates

certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image
certificates-image

OFFER PRICING

Qiiimaha Hal-mar

USD 200

USD 100

  • Course: Course bilow ilaa Advance ah, kana kooban 6 qaybood + Layli (Asignments) waligaana access aad u haysanayso.

  • Live Trading: Si live ah in aad macalinkaaga ula trade garayso shanta cisho ee usbuucii la trade gareeyo. Ujeedka ugu wayn ee aan ka leenahay marka laga yimaado profit in aan isla samayno; waa in ardayga barto waxa suuqa laga sameeyo.

  • Shirka Usbuuca: waa session isla xisaabtan ah si ardayga aan ugu carino in uu joogtayn iyo isla xisaabtan ula yimaado, dhiirigalina ugu noqoto in usbuuca xiga uu dedaalo.

  • Support: Taageero buuxda oo mentorkaaga aad ka helayso, suaal hadii aad qabto kaaga jawaabo, waxqabadyada kaa saxo. Talaabo kastana kula socdo.

  • P4P Community: P4P waa bulsho dedaalaysa oo ku dhiiri galinaysa taas oo wax badan ka taraysa aqoontaada iyo kalsoonida suuqan aad faaido kaga keeni karto.

  • Dheeraad: Intaas waxa dheer Xogbixinta usbuuca, Kiisaska maalinlaha ah, Layliyada ardayda, iyo waxyaabo kale oo badan.

Nagu Soo Biir

FAQ